Ciidanka Xoogga dalka ayaa sanadkii aan soo dhaafnay ee 2019 kordhiyey howgalada lagu beegsanayo Maleeshiyaadka Al Shabaab ee goobaha ay kaga sugan yihiin gobolada dalka.
Howgalo isbajoog ah ayaa todobaadkan gudahiisa ka dhacay qeybo kamid ah gobolada Jubooyinka, Shabeellaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe.
Tiro badan Argagaxisada ah ayaa ladilay sidoo kale waxaa laburburiyey xarumo ay ku gaban jireen.
Guulaha ciidanka xoogga ay ka gareen ayaa ah si daynta dad maxabiis ah oo gacanta ugu jiray Al-shabaab, intii ay ku guda jireen howlgalka ka dhanka argagaxisada.
Al-shabaab ayaa wax ay wajahayaan weerarro kaga imaanaya ciidanka xoogga dalka iyo kuwa tageerada caalamka ee Africom.