Maamulka Buurdhuubo Oo Dadaal Ugu Jira Dib U Dhiska Cisbitaalka Magaalada

Date:

Guddoomiyaha Maamulka Degmada Buurdhuubo ee Gobalka Gedo  Xasan Muxumed Cali iyo masuuliyiin uu hogaaminayay Ayaa kormeer ku tagay isbitaalka guud ee degmada Buurdhuubo  oo uu Ka muuqdo burbur baahsan.

Guddoomiyaha Degmada Buurdhuubo ayaa hoosta ka xariiqay in ay socdaan dadaallo ay wadaanbulshada oo la doonayo in lagu uruuriyo taageero dhaqaale oo dib loogu dhiso cisbitaalkaasi.

Guddoomiyaha ayaa Hay’adaha Gar gaarka , Dowlada Federalka iyo ganacsatada ka dalbaday in ay gacan ka gaystaan dhismaha Ispitaalka guud ee magaalada Buurdhuubo ee Gobalka Gedo

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...