Wasaaradda Beeraha iyo waraabka JFS ayaa dhaqaatiir u dirtay degaannada gobolada dhexe ee Ayaxu ku dagay toodobadayaadii ina soo dhaafay.
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Beeraha iyo waraabka mudane Xaamud Cali Xasan oo la hadalay warbaahinta ayaa sheegay in ay u direen dhaqaatiir la tacaasha dhibaatadda ayaxu u ugeeystay beeraha iyo dhul daqsiimeedka degaannada gobolada dhexe ee bartamaaha Soomaaliyaa.
Dhaqaatiirta ayaa waxay qaybta hore howlgalkooda ay ka bilaabi doonaan isticmaalka suunta lagu la dagaalamo cayeeyaanka xaalufiyaa degaannada dhuldaaqsimeedka ee kamid yihiin beeraha, siidoo kale waxay bixiindoonaan kooxda dhaqaatiirta ee maanta u anba baxay gobolada dhexe tababarro ku adaan qabka la iskagaa ilaalsho ayaxa iyo cayaayaanka sameyaya degaannka