Soomaaliya oo qorsheyneysa in ay Qunsuliyado ka furato qaar ka mid ah Magaalooyinka Mareykanka

Date:

Dowladda Soomaaliya oo ย qorsheyneysa in ay qunsulyaddo ka furato qaar ka mid ah magaalooyinka Mareykanka,

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Washintonย  Cali Shariif oo ka hadlay xaflad ka dhacday gobolka Minnesota ayaa tilmaamay in qorshahaas uu u gudbiyey madaxda sare ee dowladda Soomaaliya.

โ€œWaxay kaloo safaaradda ay ku talajirtaa, talana aan ku siinay madaxdeena, ย in magaalooyinka ay ku badanyihiin Soomaalida laga furo Qunsiliyado si adeegga ay uga baahanyihiin Washinton uga haleen halkooda.โ€ Ayuu yiri Danjire Cali Shariif.

Soomaalida oo kamid ah dadyowga qaxooti ahaan ku galay ย Mareykanka ayaa waxay safka hore kaga jiraan Jaaliyadaha ugu tiradda badan ee ku nool dalkaasi.

Dowladda Soomaaliya ayaa bishii September, ee sanadkan 2019, ku guuleysatay in ay iibiso dhismaha safaaradda ee ย Washington.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...