Hay’addaha Ammaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa ku guuleystay inay fashiliyeen qaraxyo ladoonayay ay doonayeen in ay ku waxyeeleyaan Al-shabaab dadka shacabka ee ku nool magaaladda Boosaaso ee gobolka Bari.
Ciidamadda Amniga ee gobolka Bari oo kaa shanayaa dadka deegaanka ayaa ka war helay qaraxyadan lagu xiray bartamaha magaalada Boosaaso oo ay argagaxisadu doonayeen inay ku gumaadaan shacabka Soomaaliyeed.
Qaraxyadda ayaa lagu soo waramayaa in la,gaa soo saaray agaagarka goobo ganacsi oo ay ku ganacsadaan dad ra’yada ah, iyadoo ay maalmihii lasoo dhaafay ay ka socdeen hawlgal amniga gobolka lagu xaqiijinayo tani iyo markii la doortay madaxweynahaa maamulka Puntland.