Hab casri ah oo loo sugayo Amniga Magaalada Muqdisho

Date:

Waddooyin muhiimka ah ee magaalada  Muqdisho ayaa laga hirgaliyay Kaamirooyinka Qarsoon kuwaaso loogu talagalay la,socodka dhaq dhaqaaqyada ammaanka waddooyinka.

Kaameriiyinkan ayaa looga goolleyahay  in ay qeyb ka noqdaan qorshaha suggidda ammaanka ee Caasimada.

Qorshaha Kaamirooyinkan ayaa  bil ka hor si tijaabo ah loogu billaabay waddooyinka qaar ayadoo hadda lagu baahinayo guud ahaan waddooyinka Muqdisho.

Tallaabadan ayaa qeyb ka ah qorshaha hey’adaha ammaanka ee dowladdu ay ku doonayaan in lagu ogaado xaalada dhaq dhaqaaqyada  ammaanka ee wadooyinka ka jirah .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...