Wasiirka Maaliyadda iyo James Swan oo ka hadlay habeynta iyo hormarka Maaliyadda Dalka

Date:

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya Mudane ; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan laqaatay Wakiilka Qamada Midoobe ee Soomaaliya Ambassador James Swan.

Wasiir Beyle iyo Ambassador James Swan, ayaa kawada hadlay dib u habeynta iyo hormurka maaliyadda Dalka, iyadoo la adeegsanayo hanaanka SMP4.

โ€œKulan muhiim ah ayaan Maanta xarunta Wasaaradda Maaliyadda kula yeeshay wakiilka gaar ka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb.ย James Christopher Swanย oo aan ka wada hadalnay dib-u-habeynta iyo horumarka maaliyadda Dalka iyadoo la adeegsanayo hanaankaย SMP4 .โ€

Wasiirka maaliyadda ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay wada shaqaynta iyo taageerada joogtada ah ee ay hayโ€™adaha Qaramada midoobay la garab taagan yihiin Shacabka Soomaaliyeed.

ย ย ย 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...