Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Ka shiraya Sharciga Doorashooyinka Qaranka

Date:

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in markale ay ka doodaan Hindise sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka iyo Ajandayaal kale.

Akhrinta 2aad ee HIndise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka ayaa ah mid weli ay Xildhibaannada Golaha ka doodayaan.

Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha shacabka ayaa fikradahooda ka dhiibtay kulankii shalay ee Akhrinta 2aad ee HIndise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka oo maalmahan ay mudanayaasha si adag uga doodayeen Xildhibaannada.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa Xildhibaannada u sheegay in Golaha uu maalin walba uu shaqeyn doono illaa iyo inta laga ansixinayo sharciga doorasho ee uu ay Soomaalia yeelato.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kula la qaatay Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb. Maxamed Cali...

Wasiirka Warfaafinta iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goob dalxiis oo ku taalla degmada Kaxda

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Golaha Wasiirrada maamulkaas

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan...