Wasaaradda Qorshaynta XFS ayaa soo saartay warbixinta sicirka Suuqyada Dalka.

Date:

Wasaaradda Qorshaynta iyo maalgashiga ayaa soo saartay  warbixinta sicirka  suuqa ee October  iyo September 2019,taas oo qeyb ka ah  warbixinta bilaha ee sicirka suuqyada dalka.

Dhammaan Tusaha Sicirka Badeecadaha (TSB) bisha October 2019 ayaa noqday 116.25, marka la barbardhigo 116.07 ee bishii September  2019.

Isbedelka labada bilood u dhexeeya, October  iyo September  2019 ayaa hoos u dhacu gaaray 0.15% Marka

la barardhigo sare u kacii bishii hore ee September  2019 oo gaaray 0.57%. bisha Oktoobar, sare u kaca isbedel bille ee Qiimaha Gaadiidka lagu raaco ayaa gaaray (+2.11%). Sare ukaca ugu badan ayaa ka yimid shidaalka iyo saliida gawaarida oo gaaray (+9.01%) (Jaantus 2).

Guud ahaan, sicir bararka 12kii bilood ee la soo dhaafay ee bisha Oktoobar 2019 ayaa muujinaya in dhammaan qeybaha TSB hoos u dhacay 4.15% ee heerka cabirka sicir bararka, Marka la barbardhigo 12 Bilood ee bishii Sebteembar 2019 oo ahaa 5.17%.

Dhag sii linkiga hoose.

TBS-ka-October-2019-1

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo daah furtay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Qurba-joogta ee Qorshayaasha Dowladda

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

Taliyaha Ciidanka Xoggga Dalka oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah u qaabilsan Mareykanka Qaaradda Afrika

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY SANAD-TACLIIMEEDKA 2026/2027 EE JAAMACADAHA DALKA

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...