Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Shaqada Ka Hakisay Hayโ€™ado Warbaahineed.

Date:

Wasaaradda Warfaafinta XFS Soomaaliya, ayaa hakisay shaqooyinkii ay dalka ka hayeen heyโ€™adaha Media Ink iyo Perspective Media, ka dib markii ay raaci waayeen nidaamka ay Wasaaraddu u dejisay heyโ€™adaha ka shaqeeya warbaahinta ee Ku sugan gudaha dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...