Diyaaradahan oo gargaar u sida dadka ay saameeyeenย fatahaada Webiga Shabeelleย ee Magaalada Beledweyne ayaa lagu wadaa in ay ka ambabaxaan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha ayaa ku howlanaa Muddooyinkan sidiiย gaar dhameystiran loo gaarsiin lahaa Shacabka ay saameeyeen Fatahaadaha iyo roobabka.
Shalay ayey ahayd Markii Diyaarado shixnado gargaar oo gurmad isugu jiro daawooyin iyo Raashin la gaarsiiyey magaalada Bardaale , sidoo kale magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiraan ayaa horay loo gaarsiiyay Gargaar.

