Shirka Madasha Arimaha Biniโ€™aadanimo Oo Ka Furmay Muqdisho.

Date:

Shir ku saabsan madasha Arimaha biniโ€™aadanimo ee dalka,isla markaanaย  ay soo qaban qaabisay wasaaradda gargaarka iyo maareeynta masiibooyinka, ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Shirkaan oo ay ka qeybgaleen guddiga gurmadka qaranka, deeq bixiyaasha, ururada caalamiga ah ee ka shaqeeya arimaha gargaarka, ururada bulshada, waxaana looga hadlayaa sidii looga jawabi lahaa fatahaada wabiyadda shabeelle iyo jubba iyo sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka ku barakacay deegaanadaasi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...