Taliska Booliska oo amar kasoo saaray dadka hubka ku dhexwata Dhuusamareeb

Date:

Taliska Ciidanka Booliska ee magaalada Dhuusamareeb ayaa amar kasoo saaray dadka hubka ku dhex wata magaalada.

Taliyah Saldhigga Booliska Dhuusamareeb Gaashaanle Cabdullahi Xasan Macalin ayaa sheegay in Boolisku ayaa amar u qaban xasilinta iyo ilaalinta amniga magaaladda sii loo yareeyo hubka an sharicga ahayn ee ay wataan dadka deegaanadda galmudug.

Waxaa uu Boolisku sheegay in cidkasta oo isku dayda in amarkaas ka hortimaad sharciga horgeyn doonaan, Amniga Dhuusamareeb ayuu taliyuhu sheegay in haatan aad u wanaagsan yahay balse loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo.

Xiliyadda qaar ayaa Bartamaha xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa lagu arkaa rag aanan ku labis nayn dareeska ciidanka kuwaas qoryo ku dhexwata Dhuusamareeb sababta uu amarkaas u soo saaray Booliska ayeyna taas laxiriirtaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...