Madaxweynaha galmudug oo soo dhaweeyay magacaabista guddiga farsamada.

Date:

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug ayaa soo dhaweeyay magacaabista wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u- heshiisiinta dowladda dhexe ay caawa magacawday guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug isagoo Ku tilmaamay talaabo horay loo qaaday.

Madaxweynaha Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in dhismaha guddiga ay maamul ahaan kala qayb qaateen wasaaradda isla markaana ay kala sii shaqeyn doonaan howlaha harsan inta maamul dhameyatiran oo loo dhan yahay looga dhisayo Galmudug.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay daabulidda qalabka codbixinta.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay dayactirka Warta Boondheere. 

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ka fulisay deegaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan.

Muqdisho, Diseembar 16, 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda...

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Ololaha Tallaalka Cudurka Gowracatada

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...