Wasaaradda Arrimaha gudaha XFS oo ku dhawaaqday guddiga farsamada maamul dhisida Galmudug.

Date:

Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u-heshiisiinta Dowladda FS ayaa caawa Ku dhawaaqday guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug.

Guddiga oo ka kooban 13xubnood ayaa wasaaraddu sheegtay in guddigu u xilsaaran yahay fulinta habraacyada iyo shuruudaha lagu saleeyay xulista hugaamiye dhaqameedyada rasmiga ah iyo xildhibaanada golaha wakiillada.

Liiska magacyada guddiga ee wasaaraddu Ku dhawaaqday.

Maxamed Cumar Warsame (Afrax)

Cabdulqaadir Nuur Caraale

Axmed Maxamed Caafi

Cabdirisaaq Kaahiye yuusuf

Cumar Maxamuud Cabdi

Xuseen Cabdulle Xasan

Maxamed Daahir Faarax

Cabdi naasir Geelle Cilmi

Xaliimo Cabdi Cali

Maxamed Maxamuud Cali

Cabdirisaaq Aadan Warsame

Abshir Cabdiraxmaan Maxamed

Cabdirashiid Cali Salaad

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo La Kulmay Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradda

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay howlgalka hubka dhigista ee Muqdisho

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka...

Madaxweynaha JFS oo Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo...