Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Oo Maalgelin U Sameyneysa Ganacsatada Magaalooyinka Maamulkaasi

Date:

Wasiiru Dowlaha Wasaarada  ganacsiga dowlad  goboleedka Hirshabeelle Cali Maxmed Cali oo faah faahin ka bixiyey Shirar looga hadlayay  horumarinta gacansiga deegnaada Hirshabeele ayaa Sheegay in ay Xoogga saari doonaan horumarinta ganacsiga Hirshabeelle.

Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in ay kulamo la qaadan doonaan dhammaan ganacsatada Hirshabeelle waxaana uu sheegay in ay booqan doonaan Dhammaan Magaalooyinka hoos yimaado Maamulka Hirshabelle.

Mudane, Cali Maxamed Cali Wasiiru Dowlaha Wasaarada  Ganacsiga Dowlad  Goboleedka Hirshabeele Wasiirka ayaa sheegay in Maamulka Hirshabeelle uu uu ku howlan yahay dhiirigelinta ganacsatada Hirshabeelle iyadoo dhowaan ay ganacsatada heli doonaan maalgashi lagu sameeyo qaar ka mid ah ganacsatada kasoo jeedo magaalooyinka ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Soomaaliya oo ka tacsiyeysay dhul gariir ka dhcay dalka Indonesia

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi murugo leh u dirtay...