Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad iyo doorashada madaxweynaha maamul gobolkeedka Jubbaland ee 2019,ka, ka dib markii ay qaadacday Wasaaradda arrimaha gudah,natiijada doorashooyinkii kasoo baxday Jubbaland oo baal marsaneyda hannaankii iyo habraacii doorashooyiinka dastuurka u qeexayeyo.