Ciidanka xoogga dalka oo ku dhawaad 20 argagixiso ku dilay howlgallo laga sameeyay Hiiraan iyo jubbada dhexe.

Date:

Ciidammada Xoogga Dalka iyo daraawiishta Jubbaland ayaa 15 ka tirsan argagixisada al-shabaab ku dilay midna nolosha ku qabtay hawlgal ay ka fuliyeen deegaanka Bandar-adiid oo u dhaw buundada Araare ee gobolka jubbada hoose sida uu xaqiijiyay taliyaha xoogga sida uu xaqiijiyay taliyaha Xoogga General Odawaa Yuusuf Raage.

Taliyaha ayaa sidoo kale xaqiijiyay in Ciidanka Xoogga dalka ayaa hawl gal ay ka fuliyeen inta udhaxaysa Jalalaqsi iyo Buuleburte ku dilay Ibraahim Cabdi Turceey oo ahaa madaxa Jabhadaha Al-shabaab ee gobolka Hiiraan iyo Xasan yare oo ahaa madaxa Miinooyinka

ciidanka xoogga ayaa bilihii ugu dambeeyay laba jibaaray howl-gallada ar argagixisada uga sifeynayaan goobaha ay dalka uga sugan yihiin waxaana taliska ciidanku uu wacad ku maray in gabi ahaanba dalka uu ka xoreynayo cadawga sida ugu dhaqsaha badan waxaa hadda si xowli ah ay howlgalladu uga socdaan gobolada Shabeellooyinka Jubbada dhexe iyo jubbada hoose Hiiraan iyo Bakool iyo goobo kale.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...