Ra’iisul wasaare Khayrre oo gaaray Baydhabo

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimadda Kumeel gaarka ah ee Koonfur-Galbeed.

Ammaanka Baydhabo ayaa si aad ah loo adkeeya, iyadoo soo dhaweynta ay qeyb weyn ka yihiin ururrada Bulshada magaalada Baydhabo, Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa socdaalkiisa Baydhabo lagu sheegay in uu qeyb yahay amniga iyo dib u habeybta Ciidamada kala duwan Koofur Galbeed ee heer Federaal iyo heer dowlad gobolleed.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa booqan doono deegaanno ka mid ah Maamulka Koonfur-Galbeed si uu ugu kuurgalo xaaladaha deegaannadaasi oo ay ugu muhiimsan tahay Amniga iyo la dagaallanka aragagaxisada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...