Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta oo xilka la wareegay +Sawirro

Date:

Xaflad uu xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta Somaaliyeed Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan isla markaana uu xilka ku wareejiyay Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe)taliyihii hore ee Asluubta ayaa lagu qabtay xarunta taliska ee magaalada Muqdisho.

xafladda xil-wareejinta waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka Caddaaladda XFS Abukaate Xasan Xuseen Xaaaji,Wasiirka Dhallinyarada iyo ciyaaraha  Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye,Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir,Madaxda maxkamadaha dalka iyo marti sharaf kale waxaana halkaa si rasmi ah xilka ula wareegay Taliyaha Cusub iyadoo masuuliyiintii halkaa ka hadlay ay bogaadiyeen taliyaha cusub isla markaana ay amaan u soo jeediyeen taliyihii hore wax qabadkiisii.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...