Maxkamada degmada Hodan waxaa ay u yeereysaa dhammaan dhaxaltooyada Marxuum Cusmaan Caato.

Date:

Maxkamada degmada Hodan ee gobolka Banaadir Waxaa ay u yeereysaa dhammaan dhaxal-tooyada Marxuum Cusmaan Xasan Cali {Cusmaan Caato}inay ku yimaadaan muddo sadax maal-mood ah maadaama la guda galay qaybinta dhaxaltooyada.

Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda iyo taliyaha saldhigga Booliska Airborka caalamiga ah ee Aadan cadde  waxaa la farayaa in safarada laga xayiro dhammaan dhaxaltooyada Marxuum Cusmaan Caato inta lagu kala baxayo dhaxaltooyada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Hodan oo u gudubtay wareegga 2-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan.

Degmada Hodan oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...

War-saxaafadeed:horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...