Warbaahinta Qaranku waxay raadinaysaa laba (2) barnaamij soosaarayaal iyo hal (1) video editor oo xirfaddoodu sarreyso.
ย
Shuruudaha barnaamij soo saaraha(Program Producer)
ย
1.ย ย ย In uu leeyahay xirfad sare oo la xiriirta curinta, qorsheynta iyo soosaarista barnaamijyada gaar ahaan Documentaries-ka.
2.ย ย ย ย ย In uu aqoon buuxda u leeyahay habka wax loogu qoro Telefishanย ย ama muuqaal (Script for TV).
3.ย ย ย ย ย In uu Barnaamijyo iyo documentaries ka soo sameyn karo dhammaan gobollada dalka iyo meeshii kale ee loo baahdo
4.ย ย ย ย ย In uu leeyahay khibrad shaqo oo aan ka yareyn 3 sano.
5.ย ย ย ย ย In uu keeno nuqulka barnaamij uu horay u sameeyey.
ย
Shuruudaha Video Editor-ka
ย
1.ย ย ย ย ย In uuย ย xirfad buuxda u leeyahay jarjarista muuqaallada.
2.ย ย ย ย ย In uu aqoon u leeyahay isticmaalka barnaamijyada iyo Softwares-ka loo adeegsado jarjarista muuqaallada
3.ย ย ย ย ย In uu leeyahay khibrad aan ka yareyn 3 sano oo la xiriirta video editing.
4.ย ย ย ย ย In uu keeno nuqul ka mid ah barnaamij uu isagu edit gareeyay
ย
Qabashada codsiyadu waxa ay ku egtahay 02/07/2019.
ย
Codsiyada iyo CV-yada waxaa lagu soo hagaajin karaa emailka:ย hr@moi.gov.so