Ujeedo:- Magacaabis Maareeyaha Golaha Murtida iyo Wacyigelinta

Date:

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa maanta Wariye Maxamed Abuukar Ma’da u magacaabay Maareeyaha cusub ee Golaha Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka.

Waxaa sidoo kale xilkii laga qaaday Maareeyihii hore ee Golaha Murtida iyo Wacyi-galinta Qaranka Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qaybgalay aqoon-is-weydaarsi Amniga, Xasilinta iyo Xalalka Waara

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Meydka Marxuum Imaam Maxamed Yuusuf oo lagu aasayo Ceel- Cirfiid

Maanta ayaa lagu wadaa in lagu aaso Meydka Marxuum...

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeer ku tegay Wargaadhi

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo...

NISA oo Muqdisho keentay eedeysanayaal laga soo qabtay deegaannada Kaxandhaale iyo Balihowd ee gobolka Galgaduud

Iyadoo la fulinayo amarka Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad...