Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Guddoomiyay Shirka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada

Date:

Muqdisho (SNTV):- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta arrimaha bulshada.

Kulanka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada ayaa looga hadlay dib-u-eegista xogta shaqaalaha dawladda iyo soo ban-dhigidda wax-qabadka tubta sedaxdii bilood ee ugu horreeyay sannadka 2019.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ahna ku-simaha Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa faray dhammaan wasaaradaha iyo hay’adaha halbeegyada ku leh tubta in ay dardar-geliyaan fulinta qorshayashaa hor-yaalla ee hor-tebinta leh.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo Shabeelaha hoose laga fuliyey

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay...

Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka oo kulammo doceedyo la yeelatay Madax kala duwan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda...

Wasiirka Qorsheynta oo ka hadlay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha (ECOSOC)

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka...

Safiirka Soomaaliya oo tacsi u tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

New Delhi-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Dr....