Ururka Suxufiyiinta Haweenak ee Sowjra oo soo dhaweeyay waxyaabihii ka soo baxay shirweynihii Qaran ee haweenka

Date:

Muqdisho (SNTV)ย Ururka u dooda xaquuqda haweenka saxafiyiinta Somaaliyeed (SOWJRA) wuxuu tageeraya shir weynihii qaranka haweenka Somaaliyeed ay soo qaban qaabisay wasaarada haweenka iyo xaquuqal insaanka ay daahfurtay Marwada koowaad ee dalka Seynab Abdi Macalim uuna soo xiray Raโ€™isul wasaare Xasan Ali kheyre 6_March 2019, hal ku dhigiisu ahaa yagleelida ilaalida xaquuqda qofkasta

wasiirka haweenka iyo xaquuqal isaanka Deeqo Yasiin Xaji Yuusuf oraahdeedi ka faaโ€™iideysiga fursadaha dib u eegista dastuurka sharciga doorashooyinka in haweenka haddii ay si wanaagsan uga faaโ€™iideystaan horumar weyn la gaari karo iyo baaqii marwada kowad ee dalka Seynab Abdi midnimada haweenka iyo is kaashiga haweenka Somaaliyeed iyo warmurtiyeedka ka soo baxay shirkaas.

Haddaba,ย  Ururka u dooda xaquuqda haweenka saxafiyiinta Somaaliyeed ee marka la soo gaabiyo loogu yeero (SOWJRA) wuxuu u taageeraya si Cad shir weynaha haweenka. SOWJRA waxaay sidoo kale ku baaqaysaa iskaashi, midnimo iyo in haweenka dhammaan himiladooda ka miro dhalinyaan . Sidoo kale waxaan soo dhaweynaynaa maalinta haweenka ee caalamiga ah oo aan leenahay hambalyo haweenka caalamka oo dhan iyo kuwa geeska Afrika gaar ahaan haweenka soomaaliyeed in si wadda jir ah loo xuso munasabadas.

Leila Adโ€™ed OsmanSomali Women Journalist Rights Association (SOWJRA)ChairpersonEmail:ย chairlady@sowjra.orgย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย info@sowjra.org

Mobile:ย +252615610500

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...