Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono Kuwait oo laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga

Date:

Kuwait (SNTV)-Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Kuwait ayaa waxaa waraqaaha aqoonsiga ka guddoomay Boqorka wadanka Kuwait Shekh Sabah al Axmad Alsabah .

Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday dalka Kuwait ย Danjire Cabdullaahi Maxamed Odowaa ayaa si maamuus sare leh loogu soo dhaweeyay qasriga madaxtooyada ee dalkaasi.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...