Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Kormeeray Wasaaradaha Warfaafinta, Tamarta Iyo Haweenka

Date:

Muqdisho (SNTV):– Raโ€™iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta kormeeray wasaaradaha warfaafinta, tamarta iyo Haweenka si uu u dardar-geliyo qorshaha fulinta ballan qaadyadii wasaaraduhu ay la galeen raโ€™iisul wasaare Xasan Cali Khayre.

Wasiiru dawlaha xafiiska raโ€™iisul wasaaraha, Cabullaahi Xaamud, oo ka war bixiyay socaalka uu maanta raโ€™iisul wasaare ku-xigeenku sedaxda wasaaradood oo ka wada tirsan guddi hoosaadka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada ayaa sheegay in qorshaha booqashadu ay ahayd xoojinta dadaallada lagu xaqiijinaho fulinta ballan

Raโ€™iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa loo xil saaray daba galka fulinta ballan qaadyada si loo hubiyo sida ay shaqooyinku uga socdaan wasaaradaha.

Wasiirrada Soomaaliya ayaa horraantii sannadkaan waxa ay raโ€™iisul wasaare Xassan Cali Khayre u gudbiyeen halbeegyada ay fulinayaan sannadkaan ee ay ku leeyihiin Tubaha Qaranka ee lagu saleeyay dhammaan shaqooyinka dawladda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...