Toos u daawo doorashada madaxweynaha maamulka Puntland

Date:

Doorashada xilka madaxweynaha Dowlada Goboleedka Puntlandย  ayaa goor dhow ka bilaabatay magalaada Garoowe ee xarunta maamulkaasi,iyadoo ay ku tartamayaan 21 musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha,halka madaxweyne kuxigeenkuna ay u taagan yihiin ilaa 11 musharax.

Halkan hoose ka daawo doorashada Madaxweynaha Puntland.

DOORASHADA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND

DOORASHADA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND

ฮ”ฮทฮผฮฟฯƒฮนฮตฯฯ„ฮทฮบฮต ฮฑฯ€ฯŒ Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ฯƒฯ„ฮนฯ‚ ฮ”ฮตฯ…ฯ„ฮญฯฮฑ, 7 ฮ™ฮฑฮฝฮฟฯ…ฮฑฯฮฏฮฟฯ… 2019

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...