AKHRISO:-Wasaarada Caafimaadka oo la wareegtay Isbitaalka Banaadir.

Date:

Muqdisho (SNTV)-Warqad kasoo baxday wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda soomaaliya ayaa lagu sheegay inay kula wareegtay gacan ku heynta isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir.

Isbitaalkaan ayaa indhawaale waxaan gacanta ku hayay hay’adaha caafimaadka ka shaqeeya ee adduunka ka howlaga.

Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda soomaaliya ayaa sheegtay iyada oo la fulinayo siyaasadda xukuumadda soomaaliya ee kaga aadan adeegyada caafimaad ee shacabka soomaaliyeed ay suurta gelisay in si toos ah ay ula wareegaan maamulka isbitaalka banaadir islamarkaana ay bedalaan qaab dhismeedka isbitaalkaasi.

Halkan ka Akhriso

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Cadaaladda oo furay tababar aqoon kororsi oo loo qabtay saraakiisha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo guddoomiyey kulan looga hadlay Hindisaha Xeerka Maamulka Goleyaasha Degmooyinka

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta XFS...

MADAXWEYNAHA JFS OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE JABUUTI

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sweden

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS...