Raโ€™iisul Wasaare Soomaaliya oo magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud

Date:

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska dalka,raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa wasiirka cusub ee wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Dalka u magacaabay Mudane Cabdi Aadan Hoosow.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Aadan Isaaq ayaa Warbaahinta Qaranka ka Akhriyay Wareegtada lagu magacaabay Wasiirka ee ka soo baxday Xafiiska raysal wasaaraha Soomaaliya.

Cabdi Aadan Hoosow ayaa horay u soo noqday Guddoomiyaha Gobalka Baay, wuxuuna sidoo kale soo qabtay xilal kala duwan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...