Doorashada Madaxweynaha Koonfur-Galbeed oo laqabanayo 19-ka bishan

Date:

Baydhabo (SNTV)ย Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Dowlad-gobooleedka Koonfur-Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey waqtiga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Koonfur-Galbeed oo markii hore lagu waday iney qabsoonto 5-ta bishan uu dib u dhac ku yimid, taasi oo guddigu ay sheegeen in laga dhigay 19-ka bishaan December.

Guddiga ayaa arintaas ku micneeyey markii ay qiimeeyeen howlaha baaxadda leh ee guddiga horyaala iyo sida ay muhiim u tahay in la fududeeyo doorashada.

Hadaba Akhriso qoraalka kasoo baxay Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...