Laamaha ammaanka oo qabtay xubin sare oo ka tirsan Daacish

Date:

Ciidammada ammaanka Qaranka ayaa Muqdisho xiray xubin ka tirsan ururka argagixisada ah ee Daacish.

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka ayaa shaacisay in la soo qabtay xubin sare oo ka tirsan Daacish,kaas Daacishta Soomaaliya iyo xag-jirka caalamka u qaabilsanaa  kala gudbinta dhaqaalaha.

Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay in qabashada xubintan ka tirsan Daacish, ay dhabar jab ku tahay ururkan argagixiso, ayna kaladhantaaleyso taagtiisa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo daah furtay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Qurba-joogta ee Qorshayaasha Dowladda

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

Taliyaha Ciidanka Xoggga Dalka oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah u qaabilsan Mareykanka Qaaradda Afrika

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY SANAD-TACLIIMEEDKA 2026/2027 EE JAAMACADAHA DALKA

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...