Taakuleynta Ciidamada

Date:

Muqdisho (SNTV)- Ciidamada Boliiska ooย  dib u dayactir ku sameeyay xaruma lagu xanaaneeyo caruurta agoonta Boliiska.

Arrintaas ayaad timid kadib markii ay isxilqaameen ciidamada oo mushaaraadkooda ay ku tabaruceen sidii ay u heli lahaayeenย  caruurta walaalahood ay ka geeriyoodeen daryeel.

Arrima kale oo dheeraad ah ayaad Muuqaalkan hoose ka ogaan kartaa.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...