Shir ay ku yeesheen midawga Baarlamaanka Afrika magaalada Qaahirย ayaa looga hadlay arinta soomaaliya.
Mustafe Aljundi oo ah guddoomiyaha golaha Baarlamaaka woqooyiga Afrika ayaa ugu baaqay dowladaha Afrika iyo kuwa Carabta ย in wax laga qabto xaalada soomaaliya,Isla markaana laga caawiyo soomaaliya sidii wax looga qaban lahaa ladagaalanka Ururada Argagixisada Ee ka dagaalama gudaha soomaaliya.
Arintan waxay timi ย kadib markii gaadhi laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lala beegsadey xarunta degmada Hawlwadaag ee caasimada muqdisho.
Qaraxaasoo oo ay ku dhinteen dad ka badan Sadex qof tiro kalana ay ku dhaawacantey
Mustafa Al jundi intasย wuxu ku daray in dalka soomaaliya u la dhibtaysan yahay ilaa 91kii dhibaatada dowlad la,aanta kuna jirtey mudada intaa leegย fawdo iyo qalalaase sidoo kalana ay weheliyeen weeraro argagixiso inta badan ay ku qadan dadka shacabka ee an waxaba galabsan.
Aljundi ayaa uga tacsiyeeyey dhibaatadii ka dhacdey muqdisho xukuumadaย soomaaliya shacabkii ayaa dhibtadu soo gartayย iyo eheladii ay ka bexeen dadkiiย ku dhintay weerarkii shalay ka dhacay caasimada illaaheyna uga baryay inuu u naxariisto intii dhimatey intii dhaawacanteyna caafmaad dagdaga siiyo.