Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Diiwaangeliyay xisbiyo cusub

Date:

Muqdisho(SNTV):โ€“Munaasabad ka dhacday maanta xarunta Guddiga Doorashada ayaa 7 xisbi siyaasadeed shahaadada diiwaan gelinta ku meel gaarka ah lagu guddoonsiiyay.

Xisbiyadan oo soo buuxiyey shuruudaha diiwaan gelinta KMG ah ee ku cad xeerarka iyo hab-raacyada diiwaan gelinta xisbiyada Siyaasadda ayaa waxay ku biirayaan 15 xisbi oo horay loo diiwaan geliyay.

Xisbiyada maanta sida KMG ah loo diiwaa geliyay ayaa kala ah:-

1.ย  Xisbiga Shaqaalaha Soomaaliyeed
2.ย  Xisbiga Xorriyadda Soomaaliyeed
3.ย  Xisbiga Muwaadiniinta Soomaaliyeed
4.ย  Xisbiga Midnimo Qaran
5.ย  Xisbiga Dalka iyo Dadka
6.ย  Xisbiga Isbaheysiga Isbedeldoonka Soomaaliyeed ee XIIS
7.ย  Xisbiga Ileys

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...