Dowladda Mareykanka oo cunaqabateyn cusub oo ku soo rogtay dowladda Iran

Date:

Maamulka dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa in maalinimada Talaadada ee berri ah ย ay bilaabaan dhaqangalinta ย cunaqabateyn cusub oo lagu soo rogo dalka Iran.

Madaxweyne Donald Trump ayaa bishii May ee la soo dhaafay ka baxay heshiiskii dhinaca hubka niyuklerka ee lala galay Iran,inkastooย  ย aysan jirin wax calaamad ah oo muujinaya in maamulka Tehran ย ay ku xadgudbeen heshiiskii ay la gashay lixda dal.

Madaxwaynaha dowladda Mareykanka ayaaย  caddeyay in ay sareen dalka Iran cunaqabateyn ay ugaa goleyiniย  sidi xalwara logu heli laha hubka Nukleyrkaย  dowladda Tehran.

Waxyaabaha ugu horeeya ee Mareykanku doonayo in cunaqabateyntu ka bilaabato waa qeybaha warshadaha Baabuurta iyo ganacsiga xagga dahabka iyo macdanta kale.

Wareegga labaad ee cunaqabateynta ayaa la shaaciyay in la bilaabi doono 4-ta bisha Nofembar ee soo socotaย  sida ay sheegtayย Washington.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...