Barnaamijka Dood Furan oo si gaar ah diiradda loogu saaray Jarista Dhirta (Daawo)

Date:

Halkan ka daawo barnaamijka Dood Furan, waxaa si gaar ah diiradda loogu saaraya arrimaha Jarista Dhirta iyo saameynta ay ku leedahay dhulka iyo dadka.

Waxaa marti ku ah Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr, Axmed Cali Daahir iyo Dr, Cabdullaahi Cilmi oo ah khabiir xagga deegaanka ah.

Dadweynaha ayaa su’aallo weydiinaya Madaxda ka qeyb galeysa, waxaana tabinayo Barnaamijka Liibaan Cabdi Cali Agaasimaha Telefeshinka Qaranka Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...