Taariikh nololleedkii Allaha u naxariistee Yoonis Cali Nuur

Date:

Maxaa ka taqaannaa Taariikh Nololleedkii Wariye Rug-caddaa Saxaafadeed Allaha u Naxariistee Yoonis Cali Nuur Akhriso.

1948 :  ku dhashay Tuulada fara-weyne

1960: Dugsigii Hoose ee Arabsiya

1965: Dugsiga dhexe ee Cadaadley

1968: Dugsiga sare ee Camuud

1972:  Dugsigii Tababarka Xalane

1973:  Wasaaradda Warfaafinta iyo Hanuninta DAdweynaha, Radiyo Muqdisho

Waxa qori jiray faalloyinka , waxa kale uu samayn jiray barnaamijyo

1980 waxa uu tababar waxbarsho uu tagey dalka jarmalak galbeed

1982: waxa uu galay machadka siyaasadda

1983: waxa uu noqdey Agaasime ku-xigeenka Wakaaladda SONNA

1984; Tababar, Jaamacad ku taal dal Faransiiska

1984-2015: waxa uu ka shaqeeyaya BBC laanta afsomaaliga ee London iyo hey’ado kale oo ku yaalla magaalada  London.

Waxaa suu uruuriyey Ustaad Waa-suge

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...