Alshabaab oo Sheikh caan ah ku dilay Ceelasha biyaha

Date:

Maleeshiyada argagisada ah ee Alshabaab ayaa deegaanka Ceelasha ku dilay Sheikh caan ah oo lagu magacaabo Sheikh Cabdullaahi Sheikh Maxamed Rooble.

Maleeshiyada ayaa toogtay Sheikha oo hayay dugsi uu dadka ku bari jiray Qur’aanka Kariimka ah.

Sheikha ayaa Qur’aanka kariimka ah baray dad u fara badan, isagoo muddo dheer hayay dugsiga Qur’aanka oo uu aas aasay aabihii.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Aadan Isaaq ayaa cambaareeyay dilka Sheikha,  waa uuna tacsi u diray eheladiisii. Wasiir Isaaq ayaa sheegay in dilka Sheikha uu qeyb ka hayay isku dayga ay Alshabaab ku dooneyso dabar goynta culimada iyo dadka indhaha u ah bulshada

Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun,Waxaa maanta gacan ka xaq daran ay ku dishay deegaanka ceelasha Biyaha Alle ha…

Δημοσιεύτηκε από Adam Isak στις Παρασκευή, 13 Ιουλίου 2018

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...

MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA OO KA DOODAY HINDISE SHARCIYEEDKA ISKAASHIGA GARSOORKA CAALAMIGA AH

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la Yeeshay Wakiilka Cusub ee Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...