Maamulka Degmada Dolow aya dhagax dhigay dhismaha qeybta Nashada garoonka Degmadda Dolow.
Iyaado lagu dhisayaa Barnaamij ay iska kashanayaan Wasaarada Arimha gudaha Jubaland hay,ada DRC iyo Bulshada Degmada Dolow Cadde.
munasabadaan waxa goob joog ka ahaa masuuliyin ka tirsan Mamulka Degmada iyo xubno ka socday qaybaha kala duwan ee Bulshada Degmadda Dolow.
Guddoomiyahaa Degmada Dolow Idle Xasan Cabdulaahi ayaa Amaanay cid kasta oo ka qayb qadatay howshan isgoo shegay in Maamulka Degmada ay markasta la garab istagayaan waxa ka qabshada howlaha danta guud.
sido kalan waxa u ugu baqay Bulshadda ku dhaqan Dolow in ay garbaha isqabsadan sidi ay ku dhisi ay u dhisi lahayeen gobaha laga marmaanka u ah dantaa guud,laguna Adeegay Bulshadda Degmadda Dolow. |