Buula-burde (SNTV)ย Hayโadda Socdaalka iyo jisniyadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay xafiis lagu qabto howlaha Hayโadda waxa ay ka furatay Magaalada Buula-budte ย ee gobolka Hiiraan.
Munaasabadda xariga looga jarayay xafiiska ayaa waxaa ka soo qeybgalay maamulka dagmada iyo dadka deegaanka iyo sidoo kale sarakiil ka socotay Hayโadda Socdaalka Jinsiyadda Soomaaliya.
Dadka ka qeyb galay ayaa ย dhamaantood waxa ay sheegeen inย baahi weyn loo qabay howlaha ay qaranka u heyso Hayโadda socdaalka iyo jinsiyadda isla markaana ay uga mahadcelinayan masuuliyiintii ka soo shaqeysay in xafiiskan la furo.

