Degmooyinka Wartanabadda & Yaaqshiid oo wareegga 3-aad ee tartan aqooneedka gaaray

Date:

Muqdisho (SNTV)-Tartanka oo u dhexeeyay ilaa iyo 4-degmo ayaa waqtiga loogu qeybiyay 2-qeyb, waxaana wareegga 2-aad lagu furay degmooyinka kala ah Garoowe iyo Yaaqshiid qeybta hore halka qeybta dambe ee wareegga ay isku arkeen degmooyinka Jowhar iyo Wartanabadda.

Garoowe

Tartameyaasha Degmada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa la weydiiyey 7- Suโ€™aal, waxa ay ka jawaabeenย 3-ย suโ€™aal, ย waxa ay ka faaโ€™iideysteenย mid quraย ย oo soo hareer martay tartamaaysha Degamda Yaaqshiid, wadarta guud ee dhibcaha tartameyaasha Degmada Garoowe ay heleen waxay noqotayย 8-ย dhibcood.

Yaaqshiid

Tartamayaasha Degmada Yaashiid ee gobolka Banaadir waxaa dhankooda la weydiiyay todobo suโ€™aal, waxa ay ka jawaabeen 3-ย suโ€™aal, waxa ay ka faaโ€™iideysteenย ย suaalย  kaliyaย  oo soo hareer martay Garoowe, wadarta guud ee dhibcaha ay heleen tartameyaasha Degmada Yaaqshiid waxay noqotay 8-dhibcood.

Labada tartame ayaa isku garab dhacay, waxaana lagu daray suโ€™aalo dheeri ah oo min hal ah, si loo kala saaro, iyadoo suโ€™aalaha lagu bilaabay tartamayaasha Degmada Garoowe balse waa ay iska qaldeen suโ€™aashii la weydiiyay, waxaana ka faaโ€™iideystay tartamayaasha Degmada Yaaqshiid.

Sidoo kale Yaaqshiid ayaa dhankooda la weydiiyay su’aashii sideedaad waana ay ka jawaabeen si sax ah.

Tartamayaasha Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ayaa caawa u soo gudbay wareegga saddexaad ee tartanka, kadib markii ay ku badiyeen 12 dhibcood halka Garoowe ay noqotay degmadii ugu horreysay ee lagu reebo wareegga 2-aad

Dhanka kale isla xalay waxaa tartamay Degmooyinkaย  Jowhar iyo Wartanabadda oo ka kala tirsan Shabeelaha dhexe iyo Benaadir.

Warta Nabadda

Tartameyaasha Degmada Warta Nabadda ee gobolka Banaadir waxaa la weydiiyey 7- Suโ€™aal, waxa ay ka jawaabeenย Halย suโ€™aal, waxa ay ka faaโ€™iideysteen 3-suโ€™aal oo soo hareer martay tartamaaysha Degamda Jowhar, wadarta guud ee dhibcaha tartameyaasha Degmada Warta Nabadda ay heleen waxay noqotayย  ย 8-dhibcood.

Jowhar

Tartamayaasha Degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe waxaa dhankooda la weydiiyay 7- suโ€™aal, waxa ay ka jawaabeenย 2-suโ€™aal, waxa ay ka faaโ€™iideysteenย 1-ย suโ€™aal oo soo hareer martay Warta Nabadda, wadarta guud ee dhibcaha ay heleen tartameyaasha Degmada Jowhar waxay noqotayย ย 6-ย dhibcood.

Tartamayaasha Degmada Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir ayaa caawa u soo gudbay wareegga saddexaad ee tartanka,ย  halka Jowhar ay noqotay degmadii 2-aad ee loo diiwaan geliyo in ay ku hartay wareegga 2-aad.

Tartanka uu taaba gelinayoย  maamulka gobalka Benaadir isla markaan ay tabineyso warbaahintaย  Qarankaย  waxaa foodda is dari doono, ilaa iyo afar degmo oo kala ah, tartamaayasha degmooyinka Jilib &ย  Gaalkacyo oo ka kala tirsan Gobollada Jubbada Dhexe iyo Mudug, halka ay ku xigi doonaan Hodan &ย  Wadajir oo ka wada tirsan Gobolka Banaadir.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Maareeyaha NIRA oo ka qeyb galay Meertada 7-aad ee Madasha Horumarinta Aqoonsiga Dhijitaalka ah

Maareeyaha Guud ee Hayโ€™adda NIRA, Mudane Cabdiweli Cali Cabdulle...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Kordhinta Adkeysiga Iyo La-qabsiga Isbedelka Cimillada

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan...

MADAXWEYNAHA OO MAGACAABEY MAAREEYAHA GUUD EE WAKAALADDA MADBACADDA QARANKA

Madaxweynaha Jamnhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane xasan Sheekh Maxamuud ayaa...