Maamul cusub oo loo magacaabay Degmada Qoryooley ee Shabeellada Hoose

Date:

Qoryooley (SNTV)ย -Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isbedel ku sameeyey maamulka degmada Qoryooley, iyadoo maamul cusub loo magacaabay degmadaasi.

Siid Cali Ibraahim Xasan ayaa loo magacaabay guddoomiyahay degmada Qoryooley halka kuxigeenna loo magacaabay Maxamed Cabdi Cabdullaahi Gaashaan.

Waxaa sidoo kale xil ka qaadis lagu sameeyey maamulkii hore ee degmadaasi ka talinayay

Akhriso magacaabista maamulkan cusub.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...