Hey’adaha taageera Waxbarashada Soomaaliya oo taageeradooda ku saleynaya qorshaha Qaranka

Date:

Nidaam waxbarasho oo horseed u ah Wadajir bulsho,wadaniyad,cadaalad,nabad iyo hormar waara.ayaa wasaarada waxbarshada hidaha iyo tacliinta sare ee dalka waxa ay ku saleysay dejinta qorsho lagu hagayo sharuuc kuna qotoma adeeg waxbarasho oo tayo leh islamarkaana bulshada ay si siman u wada helaan

Mudada labada maalin ah uu socon doono ayaa waxaa si adag looga doodi doonaa habka gandhaha ay uga mid noqon lahaayeen waxbarshada sida daraasaadka lagu sheegay in ay ku yaryiihin gabdhaha qaasatan meelaha miiga ah,kulanka waxaa kaloo ka qeyb galaya wasaaradaha waxbarshada maamul goboleedyada dalka oo baahi weyn uqabaan nidaam waxbarsho oo isku mid ah iyo barakacayaasha dalka dib ugu soo labanaya si ayaguna qeyb ugu noqon lahaayeen.

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dowlada soomaaliya Xasan Maxamed Cali ayaa warbaahinta qaranka uga warbixiyay ula jeedada iyo hanaanka wasaaradda ay u wado howlaha lagu hormarinya waxbarshada dalka

Wasaaradda waxbarshada hidaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa mudooyinka wado qorshayaal lagu hormarinayo lagu koontaroolayo waxbarahsda dalka waxaa kulaan lagu wadaa in uu soo xeri doono wasiirka waxbarshada hidaha iyo tacliinta sare mudane c.raxmaan daahir cusmaan

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...