Munaasabad lagu xusayey 53 Guuradii ka soo wareegtay aas-aaska ciidanka Bada oo Muqdisho lagu qabtey

Date:

Munsabadaan oo lagu dabaaldageyay Sanadguuradii 53aad ee Ka soo Wareegtey Aas aaskii Cidanka Badda iyo Xeebaha Soomaaliya isla markaan ay ka qeyba galeen Wasiirka Gaashandhigga Xukumada FS Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Safiirka Dowlada Talyaaniga u Fadhiya Soomaaliya iyo Saraakiil ka tirsan CXD ayaa Maanta lagu qabtey Maqaalada Muqdisho.

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Badda ee Xoogga Dalka ayaa goobta waxa ay ku soo bandhigeen Dhoolatus ku aadan Munasabada iygoona adeegsanayey duumo Waxaa goobjooga ka ahaa Wasiirka difac dalka iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka.

Gudoomiyaha hay’ada Cilmi baarista badaha Soomaaliya Admiraal Faarax axmed Cumar Faarxa Qare Iyo Taliyaha Ciidanka Bada Admiraal Madey sheeq nuurow ufurow  ayaa  Si Wada jir ah ugu sheekeyay Marxaladii ay soo mareen Ciidanka Badda Mudadii ay jireen iyo sida loo aas aasey

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas C/wali Jaamac Warsami Gorad  ayaa Hambalyo kadib Munsabada ka sheekey in Taliska  CXD ay ka Go’an tahay tayeenta iyo dhismaha qeybaha kale duween ee Ciidanka.

Mudane Maxamed Sheek C/raxaam Mursal Wasiirka Difaac Dalka oo Gagabadii Munsabada kahadley ayaa ugu horeyn Hambalyo u direy Dhamaan Ciidamada Badda iyo difaac Xeebaha Soomaaliya

1965 ayee aheed markii la aas aasey Cidamada ilaada Bada iyo Xebaha Soomaliya    oo maata oo kale waxaa laga joogaa 53 sano Guuradooda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo baaris ku wada dhallinyaro ku xadgudbay Gabadh Soomaaliyeed

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay uu...

Masuuliyiin katirsan Dowladda oo booqday Xarunta Qaran ee TUBSAN

Agaasimaha Xarunta Qaran ee TUBSAN, Mudane Cali Yaasiin Gurbe,...

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle iyo mas’uuliyiin kale oo u baxay joojinta colaadda ka taagan magaalada Jalalaqsi

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Senator Fartuun...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Guddoomiyay Shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...