Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda dhexe Ee Soomaaliya oo Booqday Xarumaha Hey’adda Ee Boosaaso.

Date:

Agaasimaha Guud Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/Sare Maxamed Aadan Koofi, ayaa maanta gaaray magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobolka Barri, isagoo kormeer howleed ku sameeyey qaar kamid ah xarumaha hayโ€™adda halkaasi ay ku leedahay.

Agaasimaha, ayaa waxuu soo indha indheeyey sida ay u socdaan shaqooyinka xarumihii uu booqday ay Bulshadda Soomaaliyeed u hayaan, waxaana meelihii uu booqday kamid ah:-

-Qeybta socdaalka ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso.

-Xaafiiska Socdaalka ee Dekadda Caalamiga ah ee Boosaaso.

-Xaafiiska Bixinta Baasaboorada ee degmadda Boosaaso.

-Dugsiga Tababarka ee HSJ ee Boosaaso.

Kormeerkan uu agaasimaha ku sameeyay xarumahan, ayaa ujeedkiisu waxa uu ahaa sidii loo sii dardargalin lahaa howlaha ay Hayโ€™addu ka qabato Magaalada Boosaaso ee Xarunta Barri.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale