Wariyeyaal ka socda Warbaahinta Dawlada oo tababar uga qayb-galaya Turkiga

Date:

Antalya (SONNA) Waxaa shalay Magaalada Antalya ee Dalka Turkiga ka furmay tababar heer caalami ah oo la xiriira warbaahinta  kaasoo ay ka qeyb galayaan wariyeyaal ka socda Waraabinta Qaranka Soomaaliya.

Ilknur oo ah isku duwaha Barnaamijka Tababarka ayaa Wakaalada SONNA u sheegtay in 158 ruux oo ka kala socda 70 dal ay ka qayb galayaan tababarka, laguna baranayo mawduuca ah in Wax tayo leh la soo saaro ( Effective Content Production).

“Waxaan ku martiqaadnay 162 ka qayb-gele oo ka kala socda 70 dal, balse waxaa hadda yimid oo jooga 158, waxaa maqan ku dhawaad 5 ruux oo sababo farsamo dhanka duulimaadka ah inooga maqan, waxaana TRT ay la wadaagaysa waayo aragnimadooda ku aadan barnaamijkan”, Ilknur ayaa sidaa tiri.

Maxamed Cisman Cabdi ‘Black Cobra’, Axmed Cali Kaahiye, Maxamed Abukar Ma’da iyo Maxamed Sheekh Abuukar ayaa  ku matalaya Soomaaliya waxaana ay ka wada socdaan Warbaahinta Qaranka qeybaheeda kala duwan.

Maxamed Cismaan “Black Cobra”

bty
bty
bty
bty
bty
bty
bty
bty

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...