Taliska Ciidanka Asluubta oo digniino soo saaray

Date:

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Gaas Xuseen Xasaan Cusmaan  oo shirjaraa’id uu  ku qabtay magalada muqdisho oo ay garba joogeen  Sarkiil ka tirsan Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed  saray Amar ah inaan la dhisan kariirn dhulka ay leeyinhiin  Ciidanka Asluubta.

Sareye Gaas Xuseen Xasaan Cusmaan ayaa xusaya in madama ay dhulka u baahanyiin Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo la doonayo in lagu Xananaeeyo  maxbiista Soomaaliyeed darteed aan la dhisankarin dhulalkaasi.

Taliyaha Ciidanak Asluubta Soomaaliyeed  Cusmaan  ayaa uga digay dadka in  ay ka hantiidooda ku lumiyaan dhulka danta guud oo ay leeyihiin Ciidanka Asluubta,shaqsiyaadka doonayo in ay dhistaan dhulka Ciidanka Asluubta islmarkan ka wantooban

Wuxuu intaasi ku daray Sareyo  Gaas Xuseen Xasan cusmaan in 23 apriir  digniin u jeediyay shaqsiyaad ku hoowlanaa dhisida  dhulka Ciidanlka Asluubta oo kabiga uu ku haayo Isbitalka keysaney ee degmada karaan ee magaalada Muqdisho.

Muddooyinkii ugu dambeyeey ayaa waxaa jirtay dad isku dayay in ay dhistaan dhulka danta guud oo ay leedahay Dowladda Soomaaliya,waxaana jirta dad badan oo laga saaray dhul ay si sharci daro ah ku dhisteen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...