Maamulka Gobolka Banaadir oo furaya Bangi Dhiig

Date:

Guddoomiye ku xigeenka maamulka Gobalka Benaadir Cabdullahi Cilmi Xaaji(Ereg) ayaa Siminaar ku saabsan fayo qabka iyo keydinta Dhiigga u furay waaxda Caafimaadka Dowladda hoose ee Xamar.

Siminaarkaasi oo lagu Baran Doono Sidii Loo Sameyn lahaa Bangi Dhiig oo Loo Sameynaayo Dowladda Hoose ee Xamar Gudomiye Ereg ayaa sheega in loo Bahanyahay in laga Shaqeeyo Sidii an u yeelan lahaeyn Bangi Dhiig oo Keed ah Si An u Badbaadino Shacabkeena.

Dhinaca kale Kulan looga hadlayay Amniga Degmooyinka Gobolka Benadir ayaa lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.

Masuuliyiin eey ka mid yihiin Wasiir Dowlaha wasaarada Amniga xukumada somalia,Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasada ee maamulka Gobolka Benadir,Gudoomiyaasha 17.ka degmo iyo Dhamaan Taliyaasha saldhigyada booliska degmooyinka Gobolka Benadir ayaa goob joog ka ahaa kulanka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...