Dowlada Soomaaliya oo soo Bandhigtay Shan Ruux oo loo qabtay Qaraxii Soobe

Date:

Dowlada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Magacyada shaqsiyaad ku lug yeeshayย qaraxii lagu xasuuqay shacabka Soomaaliyeed ee 14-kii bishii la soo dhaafay Octoober ka dhacay magaalada Muqdisho, ka dib baaritaano dheeri ah oo ay sameeyeen Hayโ€™adaha amaanka.

Wasiirka Amniga gudaha ee dowlada Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow(Ducaale) ayaa shaaca ka qaaday shaqsiyaadka loo qabtay falkaasi qaraxa waxayna kala yihiin

  1. Mukhtar Mohamud Hassan (Gardhuub) โ€“
  2. Abdiweli Ahmed Dirie (Abdiqani) oo ahaa madaxa qaraxyada Gobolka Benaadir, marka uu Gardhuub amarka ka yimaado
  3. Hassan Aden Isaq, oo ahaa darawalkii gaariga Noha-da, ahaana isku xirihii weerarka 14ka Oct, inta uusan wareejin Noha baa la qabtay.
  4. Ali Yusuf Waโ€™eys (Duale) oo ahaa shaqsigii loo diyaariyey inuu Noohada isku qarxiyo.
  5. Abdullahi Abdi Warsame

Gaariga TM ka drawalka waday oo isku qarxiyey waa Maadey (Cismaan Xaaji) โ€“

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...